Dowlada Turkiga oo u yeertay Safiirada 10 oo soo saaray Qoraal ka careesiiyay

Dowlada Turkiga ayaa shalay u yeertay safiirada 10 dal oo ay ku jiraan Jarmalka iyo Mareykanka, kadib markii ay ku baaqeen in lasii daayo hoggaamiye ka tirsan bulshada rayidka, kaasi oo xarigiisa uu dhaawacay xiriirka Ankara iyo Reer Galbeedka. Osman Kavala oo ah 64 jir Turkish ah oo ku dhashay Paris ayaa xabsi ku jiray … Continue reading Dowlada Turkiga oo u yeertay Safiirada 10 oo soo saaray Qoraal ka careesiiyay